Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Guri kuyaalla degmada Cabdicasiis, halkaas oo ay kujireen qaar kamid ah Ciidamada Macawiisleyda ee kusoo dhaawacmay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka dhacay Gobolka Hiiraan.
Xubno katirsan Al-Shabaab ayaa gudaha u galay Guriga oo la sheegay inay dileen qaar kamid ah raggii dhaawaca ahaa.
Halkan ka Daawada Wararkii ugu dambeeyay.



