Degmada Baraawe ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose sidoo kalena ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka dhacay dagaal xooganaa oo u dhaxeeyay Ciidamada Millateriga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu salka ku haayo arrimo la xiriira Maamulada magaalada, waxana wararka qaar ay sheegayaan in dhinacyada dagaalamaya ay u abaabulan yihiin hab beeleed.
Halkan ka Daawada Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka degmada Baraaw



