Muqdisho-RisaalaFM- Wajiga labaad Barnaamijka Afuri oo hel laba Ajir ee Idaacadda Risaala ayaa waxaa lagu Afuriyay Qoysas gaaraya 70 Qoys, oo aad u liitay, kuwaasi oo u baahnaa gar gaar bani’aadanimo.
Dhaqaalaha ayaa waxaa laga soo aruuriyay dhageystayaasha Idaacadda Risaala, kuwaasi oo wixii ay aboodaan ku yaboohay Barnaamijka Afuri oo hel laba AJir.



