DAAWO SAWIRRADDA: Banaanbax ballaaran oo ka dhacay Baydhabo

Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbax Ballaaran oo looga soo horjeedo Qaraxii ka dhacay 14-kii Bishaan Magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale Magaalada Baydhabo ka socda Gurmad loo sameeynaayo dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Qaraxii sabtidii ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay dad ku dhow 300, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 400 oo qof.