AKHRISO: Galmudug oo ka hadashay geeridda Xildhibaan Bootaan Ciise

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo goloyaasha maamulka ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo xalay ku geeriyooday dalka Hindiya.