DAAWO SAWIRRADDA: Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirradda degaanka Bariire

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirradda Saldhigii ciidamada dowladda Soomaaliya ee ay la wareegeen Bartamihii Bishii October, waxaana ay sheegeen in hadda ay ku sugan yihiin Ciidamada Al-Shabaab.

Hoos ka daawo Sawirradda