DAAWO SAWIRRADA: Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay Shil Gaari oo geystay Khasaare dhaawac ah.

Shilkaan ayaa ka dhacay degaanka Daarusalaam, waxaana ku dhaawacmay labo dhalinyaro ah oo Saarnaa gaarigaasi.

Gaariga ayaa la sheegay Markii uu shilka galaayay in uu ku socday si xowli ah.2-15 3-14 1-16