Daawo Sawirrada: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Maqaayadda uu Qaraxu ka dhacay ayaa lagu magacaabaa Banooda.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda.

78E2A917-05DF-4D10-AC67-1893A0CD4878_w1023_s_s (1)

 

2

3 4 ggggg hhh hhhhh