Daawo Sawirada Wasiir Diini oo kormeeray Xero Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya  ayaa maanta kormeeray Xerada Ciidanka ee Damaayo oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Xeradaan ayaa waxaa ka socda dhismo   dib loogu howlgalinayo   oo ay wado Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta.

Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa markii uu xerada tegay waxa uu kormeer ku sameeyay qeybaha ay ka koobantahay xerada dhismaha uu ka socda .

 

3-2

1-2

2-2

4-4