Daawo Sawirada Sida ay ahaan jirtay Magaalada Xalab iyo sida ay hadda tahay

Magaalada Xalab ee dalka Suuriya oo dhawaan inteeda badan ay la wareegeen ciidanka dowladda Suuriya ayaa Sawirro laga soo qaaday waxa ay muujinayaan burbur xooggan oo ka muuqda Magaalada Qadiimiga ah ee Xalab.

16-Kii Bishaan dowladda Ruushka waxa ay ku dhawaaqday in Magaalada Xalab in  ay gacanta u gashay ciidanka Ammaanka dowladda Suuriya.

Muddo ku dhow 4 Sano ayaa waxaa ka socday dagaal culus.

Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa Khamiistii bogaadiyay xoreynta Xalab .

download-2 download download-20 download-19 download-18 download-17 download-16 download-15 download-14 download-13 download-12 download-11 download-10 download-9 download-8 download-7 download-6 download-5 download-4 download-3