Shirkii looga hadlaayay colaada Magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo idlaaday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Shirka ayaa socday wax ka yar hal saac , waxaana laga soo saaray qodobada dhowr oo ay ka mid yihiin.
1: In xabbada la joojiyo oo la magacaabo guddi isku dhaf ah.
2: in labataanka bishaan la isugu tago magaalada Kismaayo .
3: iyo In si dhab ah looga wada hadlo waxyaalaha muranka dhaliyay.



