Daawo Sawirada: shirka dib u heshiisiinta ka socda gobolka Hiiraan

Waxaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ka socda maalintii saddexaad shirweynaha dib-u-hishiisiinta ee gobolka Hiiraan oo si rasmi ah u furmay 03-dii bishan Abriil.

Shirkan oo ay daah fureen duubabka ugu waaweyn gobolka Hiiraan oo ay dhinac kale ka qeyb-qaadanayaan odayaasha dhaqanka, waxgaradka, xubno ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada, ayaa lagu waddaa in muddada uu socdo ay ku wadda-hadllaan beellaha wadda dega gobolka si loo soo afjaro wixii khilaafaad ah ee jirra.

1- 2- 3- 4- 5- 6- 7-