Daawo Sawirada Mo faarax oo ku guuleystay abaalmarin Caalami ah

Boqortooyada Britain ayaa ku maamuustey hab-maamuuska ugu sareeya ee ay boqortooyadu siiso dadka dalkaasi iyo kuwa Caalamka wax kusoo kordhiya, Oradyahanka caanka ah ee asalkiisu yahay Soomaaliga, Mo Farah.

Mo Faarax oo ku guuleystay billad sharafeedka ugu sareeya oo ay bixiso Boqortooyada Dalka Britain oo ah darajada “SIR” ayaa lagu maamuusay taaso farxad galisay dad badan oo Soomaali ah.

Mo Farah ayaa waxii hadda ka dambeeyo magaciisa uu noqon doonaa “Sir Mo Farah”

Mo Farah ayaa Sanadyadii lasoo dhaafay guul weyn usoo hooyay dowladda Britain ka dib markii uu gaaray guulo isdaba Joog ah.

mo-faraxdownload-2