Madaxweyne Gaas oo booqday askartii ku dhaawacantay dagaaladii Puntland “Sawiro”

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali  Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaaladii ka dhacay deegaanada Puntland.

Dagaalka deegaanada Puntland ka dhacay ayaa waxa uu ka dhexmaray ururka Al-shabaab iyo ciidamada maamulka Puntland.

1 2 3 4 5