Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Wasaaradaha Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho ku tagay qaar kamid ah wasaarada maamulka Puntland.

Ujeeda Booqashada Madaxweynaha Puntland ayaa ahedyd sidii  sare loogu qaadi lahaa shaqooyinka ay bulshada kunool Puntland u qabtaan Wasaaradaha.

Wasaaradaha uu booqday Maanta Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kamid ah Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah, Wasaaradda Beeraha iyo waraabka, Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha, Wasaaradda Aminga.

img_7379 img_7365 img_7344 img_7328 img_7276 img_7259 img_7476 img_7475 img_7466 img_7425 img_7404