Daawo Sawirada Al Shabaab oo soo bandhigay Sawirro Ku Saabsan Weerarkii Kulbiyoow

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose.

Waxaana ay sheegeen in ay dileen in ka badan 67 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda.

Weerarkaan ayaa dhacay Jimicii lasoo dhaafay.

Kulbiyow_007 Kulbiyow_046-640x360 Kulbiyow_034-640x360 Kulbiyow_030-640x360 Kulbiyow_029-640x360 Kulbiyow_027-640x360 Kulbiyow_026-640x360 Kulbiyow_016-640x360 Kulbiyow_014-640x360 Kulbiyow_013-640x360 Kulbiyow_012-640x360