Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo Sawirada Al Shabaab oo soo bandhigay Sawirro Ku Saabsan Weerarkii Kulbiyoow

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Weerarkii ay ku qaadeen Saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose.

Waxaana ay sheegeen in ay dileen in ka badan 67 askari oo ka tirsan ciidanka dowladda.

Weerarkaan ayaa dhacay Jimicii lasoo dhaafay.

Exit mobile version