DAAWO:- Natiijada doorshooyinka Somaliland ee Magaalada Hargaysa oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay Natiijada doorshooyinkii Somaliland ee magaalada Hargaysa e Gobolka Maroodi-jeex.

Halkan Ka Daawo sida ay u kala heleen Xisbiyada.