Daawo:-Maxay tahay sababta ay u banaanbaxeen wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha?

Saakay waxaa qeybo ka mid ah Magalada muqdisho banaanbax ka dhigay qaar ka mid ah wadayaasha Gaadiidka dadweynaha,kuwaas oo ka cabanaya in lacago dheeraad ah lagu soo rogay taas oo aysan awoodin inay dhiibaan.

https://youtu.be/3huFXxl6xSA