DAAWO:-Maxaa ka jira in Carruur Gaajo ugu geeriyoodeen Muqdisho?

Baraha Internet-ka ayaa waxaa lagu faafiyey in saddex Carruur ah oo wada dhashay ay gaajo ugu geeriyoodeen kaam ku yaalla Magaalada muqdisho,hayeeshee Risaala oo booqatay hoygooda ayaa heshay Warbixin arrintaasi ka duwan.

Hoos Ka Daawo warbixin uu ka diyaariyey Wariye Axmed Tifow Xasan.