DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Taliyaha xoogga oo tagaya Aadan-yabaal

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan lagala wareegay Ururka Al-Shabaab oo muddo todobaan sano ah maamulayay ay safar de deg ah ku tagaan Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Janeraal Odawaa yuusuf Raage.

Halkan ka daawada Warbixin ku saabsan safarkooda