Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo ay mudadka ku dhow Saddaxda Sano ay jirtay ay ku guuleysatay inay la timaado xasiloOni Siyaasadeed.
Waxaa uu ku faanay Madaxweyne Farmaajo in wax khilaaf ah aysan ka dhex-dhicin Madaxda Dowladda dhexdeeda taas oo keentay in Caalamka uu ku amaano dowladda Soomaaliya inay ku guuleysato in dalka uu galo xasilooni siyasadeed.
Hoos Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Wariye Maxamed Cabdi Cali.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in mudadii ay dowladdiisa jirtay ay ku guuleysteen xasilooni siyaasadeed.Maxaa ka run ah hadalka Madaxweynaha?.https://www.youtube.com/watch?v=d-lbJPIvQu8Mohamed Abdi
Posted by Risaala Media Corporation on Wednesday, October 9, 2019



