Daawo:-Falanqeyn ku saabsan Ciyaarta Somalia & Zimbabwe

Galabta ayaa la filayaa in Magalada Harare e dalka Zimbabwe ay Ciyaar xiiso badan ku dhexmarto Ciyaaryahano ka tirsan Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kuwa dalka Zimbabwe Ciyaartaas oo ka tirsan is reeb reebka Koobka Aduunka ee 2022 Lagu qaban doono dalka  Qatar.

Hoos Ka Daawo falanqeyn ku saabsan Ciyaarta Galabta ee Xulalka Soomaaliya iyo Zimbabwe.