Wararka naga soo gaaraya degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Maanta Ciidamo ka amar qaata Maamulka degmada Warsheekh ay xoog ku galeen Isbitaalka degmadaas.
Mas’uuliyiin kamid Daladda Gacanta ku heysa Isbitaalka ayaa Risaala u sheegay in Guddoomiyaha Warsheekh uu si awood ah Cidamo ku geeyay isbitaalka, isla markaana halki uu ka taakuleyn lahaa uu kasoo horjeedo Shaqada ka socota Isbitaalka.
Hadaba halkan ka daawada Wareysiga mid kamid ah Mas’uulyiinta Dalladda Warmacad Riix Halkan



