Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.
Wararkii ugu danbeeyay ee Cudurka Covid-19
Dalalka ugu darran ee Cudurku aafeeyay
Calaamadaha lagu garto Cudurka Coronavirus
Qofka qaba cudurka COVID-19 waxaa lagu garan karaa: Qufac qallalan - Madax xannuun - iyo Neefsashada oo dhibaato ku noqota qofka
Sidee lagu kala qaadaa Covid-19?
Waxaa lagu kala qadi karaa: - Isu dhowaansho - Is taabasho - Qof qaba oo kugu Hindhisa -Qof qaba oo kugu qufaca - Inaad taabato oogada iyo goobaha Jeermisku yaallo
Sidee isaga ilaalin kartaa Coronavirus?
Waxaad cudurka isaga ilaalin kartaa: - Iska ilaali salaanta, u dhowaanshaha Dadka - Ha tegin goobaha dadka u badan yihiin - Gacmahaaga si wanaagan u dhaq mar kasta - Gacantaaga haku taaban wejiga - Gurigaada joog
Haddii aad Calaamadaha Cudurka isku aragto
WAC: 449
Sunday, July 26, 2026
WARARKA CUDURKA COVID-19
Soomaaliya oo loogu deeqay 1.6 million oo xabbo oo ah tallaalka J&J ee COVID-19
Dawladda Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay ku deeqeen dalalka...


