Covid19 Wararkii ugu danbeeyay ee Cudurka Covid-19 Dalalka ugu darran ee Cudurku aafeeyay Calaamadaha lagu garto Cudurka CoronavirusQofka qaba cudurka COVID-19 waxaa lagu garan karaa: Qufac qallalan - Madax xannuun - iyo Neefsashada oo dhibaato ku noqota qofka Sidee lagu kala qaadaa Covid-19?Waxaa lagu kala qadi karaa: - Isu dhowaansho - Is taabasho - Qof qaba oo kugu Hindhisa -Qof qaba oo kugu qufaca - Inaad taabato oogada iyo goobaha Jeermisku yaallo Sidee isaga ilaalin kartaa Coronavirus?Waxaad cudurka isaga ilaalin kartaa: - Iska ilaali salaanta, u dhowaanshaha Dadka - Ha tegin goobaha dadka u badan yihiin - Gacmahaaga si wanaagan u dhaq mar kasta - Gacantaaga haku taaban wejiga - Gurigaada joog Haddii aad Calaamadaha Cudurka isku aragtoWAC: 449 Thursday, August 20, 2026 WARARKA CUDURKA COVID-19 Caalamka Soomaaliya oo loogu deeqay 1.6 million oo xabbo oo ah tallaalka J&J ee COVID-19 August 29, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay ku deeqeen dalalka... Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 July 29, 2022 Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19 May 26, 2022 Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo laga helay COVID-19 March 14, 2022 Dowladda Somalia oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah December 10, 2021 Kiisaskii ugu badnaa ee COVID-19 oo laga helay Soomaaliya December 3, 2021 Puntland oo Macalimiinta Iskuulada ka tallaaleysa COVID-19 October 6, 2021 Hindiya oo magdhow lacageed siinaysa ehellada dadkii u geeriyooday Covid-19 October 6, 2021 Madaxweynaha Argentine oo laga helay COVID-19 October 3, 2021 Dad farabadan oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Gobolka Hiiraan October 1, 2021 Load more