Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliya oo gaaray Haraare

Ciyaaryahanada Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd waxaa ay gaareen magaalada Harare ee dalka Zimbabwe.

Ciyaartoydaan oo ka baxay dalka Jabuuti ayaa la filayaa in halkaasi maalinta Talaadada ah ay kula ciyaari doonaa xilka Zimbabwe oo dalka Djibouti ay kaga soo badiyeen is-araggii hore ee is-reebreebka hore ee ciyaaraha Koobka Adduunka 2022-ka.

Xulka Qaranak Soomaaliya ayaa Guushii ay gaareen todobaadkii hore waxaa ugu hambalyeeyay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.