Ciidnaka Xoogga dalka Gaar ahaan Guutada 19-aad Ee Gumac Iyo Ciidanka degaanka oo iskaashanaya ayaa Howlgallo ay ka sameyeeyay degaanada Daaru nimca iyo Burka Fiiqey ee gobolka shabeelada Dhexe .
Ciidanka ayaa dhulka howdka ah ka saaray miinooyin ay Alshabaab geliyeen dhakraan Shacabka ku n deegaanadaasi .
Maalmihii la soo dhaafay degaanada ku yaalla xadka gobolada Shabeelada Dhexe iyo Galgaduud waxaa ka socday Hawlgallo looga hortagayo weeradad Alshabaab halkaas ay ka geystaan.



