Ra’iisal Wasaare Xamse oo bogaadiyay Isbedelka Amni ee ka jira Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay isbedelka Amni ee  ka jiray Magaalada Muqdisho.

Ra’iisal Wasaare Xamse ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay ku guuleysteen in ay ka hortagaan Weerada Alshabaab ay ka geysanayeen Muqdisho iyo in ay yaraadeen dilalkii loo geysan jiray Darawalada Mooto Bajaajyada ee ka shaqeeya Caasimada Muqdisho.

Sidoo kale, Ra’iisal Wasaare Xamse ayaa uga celiyay laamaha Amniga sida ay ay uga hortageen dhibatooyinka shacabka ay u geysan jireen kooxaha ciyaal weerada .

Ugu dambeeytii ‘ Ra’iisal Wasaare Xamse  ku baaqay in lala shaqeeyo Hay’adaha Amniga si loo xaqiijiyo Amniga .