C/laahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga

Muqdisho-RisaalaFM- C/laahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, kadib qoraal ka soo bazat Golaha Iskaashiga.