Xulka qaranka Brazil ayaa guushoodii ugu horreysay koobka adduunka sanadkan.
Mid ka mid ah kullamadii ugu adkaa ee koobka adduunka ayaa labadan xul dhex maray iyadoo Costa Rica daqiiqadihii ugu dambeeyay kubbad ka dhex dusiyay Philippe Coutinho.
Daqiiqaddii ugu dambeesay ee ciyaarta ayaa Neymar Jr ka dhigay 2-0 oo uu saddexda dhibcood ee ciyaarya faraqa ugu riday xulkiiaa Brazil.



