Banaanbixii Bajaajleyda oo ku fiday Magaalada waxaana u xiran KM4

Banaanbaxa oo ay Bajaajleydu ka bilaabeen Daljirka dahsoon maanta barqadii ayaa magaalada ku fiday. Banaanbaxa oo rabshada wata ayaa ka socda agagaarka KM4 iyo Taleex.

Banaanbaxayaasha ayaa ka cabanaya Bajaajta oo loo diiday inay isaga gudbaan wadda wadnaha.

Xigasho Sawirada: Ibrahim Banaas.