Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhiga Al-laabo ay sheegeen in ay ka furteen Ciidamo Mareykan ah oo dhawaan Weerar ku qaaday gobolka Shabeelaha Hoose.
Weerarkaasi ayaa Al-Shabaab waxa ay ku dileen Askari Mareykan ah sida ay xaqiiyeen Mas’uuliyiinta Mareykanka.





