Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirro Muujinaya Weerarkii lagu dilay Askari Mareykan ah

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhiga Al-laabo ay sheegeen in ay ka furteen Ciidamo Mareykan ah oo dhawaan Weerar ku qaaday gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarkaasi ayaa Al-Shabaab waxa ay ku dileen Askari Mareykan ah sida ay xaqiiyeen Mas’uuliyiinta Mareykanka.

Exit mobile version