War Saxaafadeed ay so saartay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ayaa lagu beeniyay in Maxkamad ku taalla Dalkaasi Hindiya ay xukun ku ridday Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in ay yihiin Burcad Badeed.
Halkaan Hoose ka War Saxaafadeedka



