AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Suudaan

Shacabka kunool dalka Suudaan ayaa si weyn uga soo horjeestay in dowlad Milatari ay wali dalkaasi kasii jirto, islamarkaana waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in dalka laga dhiso dowlad rayid ah oo ay doortaan dadka Shacabka.

Kumannaan qof oo dibadbaxayaal ah ayaa wacad ku maray in ay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Suudan ee Khartoum, waxa ayna ku gacan seyreen bandow uu soo rogay golaha cusub ee milatariga ee shalay xukunka dalkaasi la wareegay.

Madaxweyne Cumar Al-Bashiir oo muddo dheer soo xukumayay dalkaasi ayaa shalay oo kahmiis ahayd la inqilaabay, kadibna xabsiga la dhigay.

Balse dadka dibadbaxyada dhigaya ayaa sheegaya in golahani cusub ee milatarigu uu qayb ka yahay nidaamkii hore ee Cumar Al-Bashiir.

“Maamulkani cusub waxa uu la mid yahay kii hore,” ayuu yiri Sara Cabdeljaliil oo ka tirsan ururka Xirfadlayaasha reer Suudaan. “Sidaa daraadeed waxa aan ubaahanahay ayaa ah inaan si nabad ah u sii wadno dagaalka iyo kacdoonka.”

Midowga Afrika ayaa cambaareeyay inqilaabkaasi milatari. Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay in inqilaabku uusan ahayn jawaabta saxda ah ee ku habboon caqabadaha hortaagan dalka iyo waxyaabaha shacabku hiigsanayo.

Ruushka oo laba jeer martigeliyay Cumar Al-Bashiir ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo, wuxuuna sheegay in ay eegayaan xaaladda dalkaasi Suudaan.

Xoghayaha Guud ee hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International Kumi Naidoo ayaa sheegay in muddo dheer caddaaladdu lala sugayay Al-Bashiir.

“Cumar Al-Bashiir waxaa loo doon-doonayay xadgudubyadii ugu xumaa ee xuquuqda aadanaha ee dhaca xilliga haatan la joogo, waxa aanan u baahannahay inaan ugu dambeyntii aragno in la xisaabtamo” ayuu yiri Naidoo.

Reliable and Professional EC-COUNCIL 312-50 Self Study Is Updated Daily

You ask any field army scouts brother, rock climbing what subject basic subjects. In particular, a quarter of the bird s place in the hands of the rebels, three quarters of them in the hands of government forces, the two sides of the line of fire is often a bit trivial EC-COUNCIL 312-50 Self Study matter, the probability of danger is high similar inspections I have been to stay in the future to speak about it. Solidified blood is http://www.passexamcert.com everywhere but some are still flowing.Fly like a fly so fly I ve never seen such a big fly so much. She wiped her own residual tears, smile.Then silently away.What else can she do This world does not belong to her.What are you going to say, you say I went to the 312-50 Self Study ward and settled, and the female soldiers went out. Because you have, so I am afraid to fight.Because EC-COUNCIL 312-50 Self Study you are powerful, so I dare not hammer you. Love it.Are you happy Are you awake I do Ethical Hacker Certified not know.You EC-COUNCIL 312-50 Self Study have not come.I know, I Certified Ethical Hacker 312-50 really hurt your heart.

A lieutenant with EC-COUNCIL 312-50 Self Study the edge of it EC-COUNCIL 312-50 Self Study is smoking it hey hey Why I am I said, I see, I have not seen The first time I was reconnaissance company was both 312-50 Self Study an instrument and an unidentified scout. Ethical Hacker Certified Or is it like the size of the team that we are all big black moody all hung on EC-COUNCIL 312-50 Self Study the face you who can Certified Ethical Hacker 312-50 see how they had EC-COUNCIL 312-50 Self Study experienced a bloody battle Really bloody ah My chill has been passed from the http://www.examscert.com back neck to the body.

It is as empty 312-50 Self Study as Certified Ethical Hacker 312-50 the sky above us. Okay, 312-50 Self Study sorry. I just thought Ethical Hacker Certified that you want to drink some hot drinks. I do not EC-COUNCIL 312-50 Self Study know The younger brother rushed to her and ran up with an imposing EC-COUNCIL 312-50 Self Study manner. EC-COUNCIL 312-50 Self Study Besides, it s good to celebrate.