AKHRISO: Sidee u arkaan Golaha Iskaashiga Mooshinka Madaxweyne Farmaajo?

Golaha  Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.