AKHRISO: Magacyadda Guddiga Gurmadka Abaaraha Hirshabeelle

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa magacaabay Guddi  xildhibaano ah oo ka shaqeyn doonto howlaha Gargaarka ee Abaaraha ku dhuftay degaanada maamulka Hirshabeelle.

Guddigaan ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 xubnood.

  1. Xildhibaanad Canab Axmed Ciise Gudoomiyaha Guddiga
  2. Xildhibaan Maxamed Xuseen Yuusuf gudoomiye ku xigeenka Guddiga
  3. Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow xoghaye
  4. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Wadaadyare xubin
  5. Xildhibaan Maxamed Wadar Xasan xubin
  6. Xildhibaan Sheekh Maxamed Ibraahim Xuseen xubin
  7. Xildhibaan Sheekh Axmed cumar xubin
  8. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame xubin
  9. Xildhibaan Aadan Maxamed Muuse Xubin
  10. Xildhibaan Cabdikariin Maxamuud xubin
  11. Xildhibaan Cumar Maxamed cumar xubin
  12. Xildhibaan Maxamed Siyaad xooshow xubin
  13. Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Qaasim xubin