AKHRISO: Magacyada xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu doortay Baydhabo

Baydhabo-RisaalaFM- Wajiga Saddexaad ee Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka bilowday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo ay ku guuleysteen illaa 7 xildhibaan.

Ergooyinka ku sugan Baydhabo ayaa soo dooranaya shaqsiyaadka ay u arkaan in ay u qalmaan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee soo socda.

Doorashooyinkan oo saakay bilowday waxaa maanta ku soo baxay 7 xildhibaan kuwaas oo kala ah.

1.Maxamuud Macalin Yaxye

2. Sheeq Shaacir Axmed

3.Maxamed Jaamac Mursal

4.Malaaq Aadan Ibraahim

5.Cali Aadan Eylow

6.Xasan Xaaji Cali

7. Maxamed Jaamac Mursal Geelle.