AKHRISO: Magacyada musharixiinta 6 kursi oo Maanta lagu dooranayo Muqdisho

Doorashada  Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa maanta dib uga bilaabaneysa Magaalada Muqdisho, waxaana la dooran doonaa 6 kursi.

Waa liiska musharixiinta maanta ku tartami doono 6 kursi oo ka mid ah kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabka.

cz_ahmyxcae5zodcz_ahmgxgaamnwb