Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa maanta dib uga bilaabaneysa Magaalada Muqdisho, waxaana la dooran doonaa 6 kursi.
Waa liiska musharixiinta maanta ku tartami doono 6 kursi oo ka mid ah kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabka.