Akhriso: Magacyada Musharaxiinta Maanta ku tartami doona doorashada Aqalka Sare

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka Somaliland ayaa maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho, waxaana la dooran doonaa 3 kursi sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka.

Kursiga kowaad waxaa ku tartami doona

Xuseen Ceelabe Faahiye

Maxamed Aadan Waaberi

Axmed Cabdi faahiye

Ayuub Ismaaciil Yuusuf.

Kursiga Labaad waxaa ku tartami doona.

Hodan Abuukar Xasan

Deeqo Xasan Xuseen

Amran cilmi fariid.

Kursiga Saddexaad waxaa ku tartami doona.

Cumar Maxamed Aadan

Nuuro Faarax Jaamac

Caasho Axmed Cabdalaah.