AKHRISO: Maamulka Hirshabeelle oo soo saaray Amar deg deg ah

Maamulka Hirshabeelle ayaa Amar deg deg ah kasoo saaray dagaal beeleedyadda ka dhaca Magaalada Baledweyne iyo sidoo kale degaanada hoos yimaada.

Amar kasoo baxay maamulka Hirshabeelle ayaa odayaasha dhaqanka ee beelaha ku dagaalama Baledweyne lagu Amray in ay ka hortagaan Colaadaha ,islamarkaana laga doonaayo in ay hirgaliyaan heshiiskii ay galeen maamulka Hirshabeelle.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan weerar ku qaaday Maleeshiyaad hubeysan oo ku sugan Xaafado ka mid ah Magaalada Baledweyne.WAR