AKHRISO: Garsoorka Guud ee Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay Garsoorka guud ee maamulka Koonfur Galbeed, Sidda Garsoorka Maxkamadda Sare , Midka gobolka Bay iyo Xeerilaalinta Guud ee maamulkaasi.