AKHRISO: Galmudug oo soo dhaweysay dalab ka yimid Ra’iisulwasaare Kheyre

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi  ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay  soo jeedintii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya, oo aheyd in doorashada Madaxweynaha Galmudug dib loo dhigo muddo 45 cisho.Screenshot_2017-03-23-17-39-56-1