AKHRISO: Baaq loo diray Madasha Wadatashiga Qaran

Muqdisho-RisaalaFM- War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa baaq deg deg ah loogu diray Madasha Qaran.

Baaqa deg dega ah ee ay direen Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku aadan in Madasha Wadatashiga Qaran ay fuliso Hirgelinta Doorashada.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO 1

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO 2