Dowladda Soomaaliya oo xil u Magacowday Abwaan Shube

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka u Magacaabay Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.

Waxaa uu sidoo kale  xilka ka qaaday maareeyihii golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da.