Aabo maxamed Oo Wiilkiisa ku xiranyahay Zambia ayaa Dowlada codsi u diray

Aaabo Maxamed Isaaq maxamuud Oo Lahadlay Warbaahinta Risaala Ayaa Waxa Uu Sheegay In Mudo Shan Bilood Ah Wiilkiisa Ibraahim Maxamed Isaaq Uu Kuxiran Yahay Magaalda Lusaka Ee Dalka Zambia Halkaasi Uu Ku Dhibaatoonayo Sida Uu Risaala U Sheegay Aabo Maxamed.

Aabahan soomaaliyeed ayaa waxa uu kadal baday dowlada federaalka Somaliya Insida ugu fudud looga qeyb qaato sii deynta wiilkiisa oo ku xiran gudaha dalka Zambia.