Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo soo saaray digniin Cusub

Guddiga Doorashooyinka heer Federal ee Maamulka Galmudug, ayaa ka digay in la carqaladeeyo Kuraasta qaar ee Doorashooyinka Maamulka Galmudug, kadib hadal qoraal ah oo ay soo saareen Guddigaasi.

20161213636171906167751708guddiga_doorashada_dadban_galmudug_555