AKHRISO: Magacyada xubnaha Aqalka Sare ee Puntland “Sawiro”

Garowe-RisaalaFM- Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa goor dhow soo gaba gabeeyay Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedkaas Puntland.

Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Maamulka Puntland oo uu ka mid yahay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Camey , Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland iyo xubno kale.

Xubnahan la doortay ayaa waxaa ka mid ah 3-Dumar iyadoo inta kale ay yihiin rag.

  1. Hodan Maxamud Cismaan

2. Siciido Xasan Cismaan

3. Shukri Adan Maxamed

4. Maxamuud Axmed Maxamuud

5. Bootaan Barre Samatar

6. Farxaan Cali Xuseen

7. Mahad daahir Shiikh nuur

8. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud dheere

9. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

10.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole

11. Cabdirisaaq Xasan Cismaan Juurile

Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa noqonaya Dowlad gobaleedkii Afaraad ee soo dhameestira doorashada xubnaha Aqalka Sare.

 

1a 2a 3a 4a 5a 6a